Madaxweyne Waare oo ka hor yimid xil ka qaadis lagu sameeyey Khadiijo Shiikh Axmed
Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay xilka qaadis uu Wasiirka Maaliyada maamulkiisa ku sameeyay Agaasimihii Wasaaradaas Khadiijo Shiikh Axmed. Waare ayaa soo saaray Wareegto uu isugu yeerayo dhamaan shaqaalaha Wasaarada oo Wasiirka uu ku jiro 16-ka Maarso 2020. Wasiirkii hore ee Maaliyada Hirshabelle ayaa xilkiisa ku waayay xilka qaadis … Continue reading Madaxweyne Waare oo ka hor yimid xil ka qaadis lagu sameeyey Khadiijo Shiikh Axmed
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed